munaasibad si heer sare har lo sameyay school iftiin oo ku began asaska iskuuulka oo ay ka soo wareegtay 9 sano



munaasibad lagu maamuusayey laguna gardaadinayey sanadguuradii 9aad ee kasoo wareegtay taniyo xiligii lagayagleelay magaalo madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo dugsiga hoose/dhexe ee iftin ayaa ku qabsoontay xarunta dugsigaa

munaasibadan oo ay kasoo qaybgaleen macaliimnta dugsiga ardayda maamulka dugsiga waalidiin iyo maamulka wasaarada waxbarashada .

ugu horaynba waxa halkaa ka hadlay maamulaha dugsiga iftin
kayse xasan cabsiiyey :oo ka soo sheekeeyey marxaladihii taarikheed ee uusoomaray dugsigani waxaana uu sheegay faaiidada aqoonta waxaana uu xusay in ay ardadii ugu horaysay eekaqalinjabiyey ay haatan fadhiyaan fasalada koobaad ee dugsiyada sare


waxaa kale oo halkaa kahadlay :midkamida kormeerayaasha wasaarada waxbarashda gobolka sanaag oo dhamkiisa tilmaamay ahmiyada ay wasaarada waxbarashadu uhayso dugsiga sheegayna in ay wasaaradu dhankeeda kala shaqayndoonto dhinaca hormarka

waxaakale oo halkaa kahadlay mid amida waalidiinta ardayda oo isna dhankii sa xusay ka waalid ahaan dhankooda siday ulashaqeenlahaayeen dugsegan .

waxaa kale oo halkaa kahadlay agaasimaha ururka SEEYO :FARXAAN MAXAMUUD XIDDIG oo dhankiisa tilmaamay faaiidada aqoonta waxaana uu hoosta ka xariiqay dhibaatada jaahilnimada waxaanuu ku booriyey ardaydii halkaa buuxdhaafisay ina ku dadaalaan waxbarashada



intaa kadib waxaa ardayda lagu doonsiiyey jaaisooyinkii sand dugsiyeedka ardayad oo uu gudoon siiyey kormeerihii wasaarada waxbarasha ayaa arday duna ay soo bandhigeen nashiidoooyin dhiiri galiya ardayda

ugudanbayna waxaa halkaa duco dadkii halkaa isugu yimi quluubtooda dhaqaajiyey ka akhriyey mid kamida odayaashii waalidiinta ahaa ee halkaa yimi

iskusoo wada duuboo munaasibada oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ku qabsoontay meel fagaare ah oo kamida dugsiga iftin ceerigaabo


waa :abdinaasir khaalid siciid

ceerigaabo /sanaag


[ Ajouter un commentaire ] [ Aucun commentaire ]

# Posté le jeudi 05 novembre 2009 10:05

Ku soo dhawaw mudane Ama marwo websitka EHEL.skyrock.com bye: cadnaan ehel aqoon143@hotmail.com

aniga oo ah mr: cadnaan EHEL waxaan ku faraxsanahey boqashada gaaban ee aad so bokhatey webkaygaa thanks you
[ Ajouter un commentaire ] [ Aucun commentaire ]

# Posté le jeudi 22 octobre 2009 07:17